HomeWararMuxuu ka yiri Madaxweyne Lafta-gareen Cudurka Coronavirus?

Muxuu ka yiri Madaxweyne Lafta-gareen Cudurka Coronavirus?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo maanta shir Jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay Mgaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa ka hadlay arrimo ku aadan cudurka halista badan ee Coronavirus. Lafta Gareen ayaa ugu horreyn fariin dardaaran ah u diray dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Koonfur Galbeed, isagoo ka dalbaday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo maanta shir Jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay Mgaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay ayaa ka hadlay arrimo ku aadan cudurka halista badan ee Coronavirus.

Lafta Gareen ayaa ugu horreyn fariin dardaaran ah u diray dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Koonfur Galbeed, isagoo ka dalbaday inay muujiyaan taxadar iyo feejignaan dheeri ah.

- Advertisement -

Sidoo kale wuxuu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay mideeyaan cududdooda iyo awooddooda, una istaagaan sidii ay dalkooda uga samata-bixin lahaayeen duruufaha caafimaad ee caabuqa COVID19 oo haatan kiisaskiisa laga helay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Ugu dambeyn wuxuu sheegay in maamulkiisa uu wada qorshe guud oo looga hortagayo cudurkaan, islamarkaana ay laba jibaari doonaan, si loola dagaalamo caabuqa Corona.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts