HomeWararDowlada Soomaaliya oo Qaad badan ku gubtay Magaalada Muqdisho

Dowlada Soomaaliya oo Qaad badan ku gubtay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasaaradda Gadiidka Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta gubtay Jaad la isku dayey in si qaldan lagu soo geliyo dalka , Jaadka la gubay ayaa waxaa gacanta ku dhigay ciidamada amaanka garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Wasiirka Gadiidka XFS Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar oo la hadlay Warbaahinta dowladda ayaa Sheegay in ay gubeen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Gadiidka Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta gubtay Jaad la isku dayey in si qaldan lagu soo geliyo dalka , Jaadka la gubay ayaa waxaa gacanta ku dhigay ciidamada amaanka garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Wasiirka Gadiidka XFS Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar oo la hadlay Warbaahinta dowladda ayaa Sheegay in ay gubeen Jaad si qaldan loo soo geliyey Dalka , Wasiirka ayaa xusay in jaadkan la isku dayey in lagu soo dhax qariyo Fasixii dulimaadka labada maalin ahaa ee loo sameeyey muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xanibnaa qaar kamid ah garoomada Caalamka.

- Advertisement -

Horay ayey Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya u xaqiijisay in fasaxa labada maalin ah aan la ogoleyn in lasoo dajiyo Xamuul aan ahayn Raashin iyo Dawo , iyadoo sidoo kale xustay in la karantiili doono Muwaadiniinta Soomaaliyeed oo ka imaanayo dalalka uu saameeyey Caabuqa Convid19.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts