HomeWararDowladda Somalia oo soo Bandhigtay Liiska dalal ay ka imaanayan Soomaali la...

Dowladda Somalia oo soo Bandhigtay Liiska dalal ay ka imaanayan Soomaali la karantiilayo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasaaradda Caafimaadka  iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Liiska dalal ay ka imaanayan Muwaadiniin Soomaali ah, kadib markii Maanta si KMG ah loo fasaxay duulimaadyadii Caalamiga ahaa. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda ayaa waxaa lagu sheegay in Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ka socota 14 dal inay imaanayan dalka, kuwaasi oo ku xaniban […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Caafimaadka  iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Liiska dalal ay ka imaanayan Muwaadiniin Soomaali ah, kadib markii Maanta si KMG ah loo fasaxay duulimaadyadii Caalamiga ahaa.

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda ayaa waxaa lagu sheegay in Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ka socota 14 dal inay imaanayan dalka, kuwaasi oo ku xaniban Garoomo ku yaalla Caalamka.

- Advertisement -

Sidoo kale Qoraalka Wasaaradda ayaa waxaa Muwaadiniinta loogu wargeliyay in muddo 14 maalmood la karantiilayo, maadaama ay ka imaanayan dalal uu siweyn u sameeyay Cudurka halista ee Coronavirus.

Maanta ayay aheyd markii Wasiirka gaadiidka duulista iyo hawada Xukuumadda uu shaaciyay in duulimaadyadii Caalamiga ahaa ee dalka imaan jiray si KMG ah loo fasaxay.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka dowladda.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts