HomeWararDowladda Somalia oo joojisay duulimaadyaddii Caalamiga ahaa

Dowladda Somalia oo joojisay duulimaadyaddii Caalamiga ahaa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in si rasmi ah loo joojiyay gebi ahaan duulimaadyaddii Caalamiga ahaa ee imaan jiray Magaalada Muqdisho iyo kuwii kabixi jiray. Wasiirka gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar oo ka hadlaayay telefashinka dowladda ayaa shaaciyay in la joojiyay duulimaadyaddii Caalamiga ahaa laga bilaabo 18-ka Bishaan Maarso […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in si rasmi ah loo joojiyay gebi ahaan duulimaadyaddii Caalamiga ahaa ee imaan jiray Magaalada Muqdisho iyo kuwii kabixi jiray.

Wasiirka gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar oo ka hadlaayay telefashinka dowladda ayaa shaaciyay in la joojiyay duulimaadyaddii Caalamiga ahaa laga bilaabo 18-ka Bishaan Maarso ee 2020.

- Advertisement -

Wasiir Oomaar ayaa sheegay in amraka lagu joojiyay duulimaadyadda uu kasoo baxay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali, isla markaana uu si rasmi ah u dhaqan geli doono 18-ka Bishaan Maarso.

Daqiiqado kahor ayay aheyd markii Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur shaacisay in qof Soomaali ah oo ka yimid dalka dibadiisa laga helay Cudurka Coronavirus, kaasi oo kal horey ay karantiishay dowladda.

Sidoo kale Wasiirka Fowsiya ayaa sheegtay in qofka  la helay Cudurka Coronavirus xaaladihiisa haatan ay tahay mid wanaagsan, isla markaana haatan lala tacaalayo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts