HomeWararMadaxweynaha Galmudug oo kormeer ku tegay Goobo kala duwan

Madaxweynaha Galmudug oo kormeer ku tegay Goobo kala duwan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa xalay korrmeer ku tegay Goobo kala duwan oo ku yaalla Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug, isaga oo ay wehlinayeen Mas’uuliyiin kala duwan. Madaxweyne Qoorqoor ayaa inta uu ku guda jiray Kormeerka, waxaa uu la caweeyay bulshada Caasimada Dhuusamareeb, isla markaana waxaa uu ka dhageystay talooyin muhiim […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa xalay korrmeer ku tegay Goobo kala duwan oo ku yaalla Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug, isaga oo ay wehlinayeen Mas’uuliyiin kala duwan.

Madaxweyne Qoorqoor ayaa inta uu ku guda jiray Kormeerka, waxaa uu la caweeyay bulshada Caasimada Dhuusamareeb, isla markaana waxaa uu ka dhageystay talooyin muhiim ah oo ku aadan dhismaha Galmudug tayo leh.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa uu Madaxweynaha Galmudug u kuurgalay xaaladda amni iyo dhaqdhaqaaqa ganacsi ee Magaalada, wuxuuna Bulshada ugu baaqay inay la shaqeeyaan laamaha amniga.

Kormeerka xalay uu sameeyay Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa waxaa kusoo aadayaa, iyadoo Dhuusamareeb maalmo kahor uu dagaal ku dhexmaray Ciidanka dowladda iyo kuwii Ahlusunna ee Isku dhiibay Ciidamada dowladda, waxaana dagaalkaas ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts