HomeWararGuddoomiyihii hore ee Ahlusunna ugu magacaawnaa Dhuusamareeb iyo xubno kale oo la...

Guddoomiyihii hore ee Ahlusunna ugu magacaawnaa Dhuusamareeb iyo xubno kale oo la xiray

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka ka imaanay magaalada Dhuusa-mareeb ee caasimadda maamulka Galmudug ayaa sheegay in halkaasi lagu xiray masuuliyiin ka tirsan Ahlu-sunna Wal-jamaaca oo uu ku jiro guddoomiyihii hore ee ahlusunna ugu magacawnaa Dhuusamareeb. Ilo wareeyo lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijinaya in magaalada Dhuusamareeb lagu xiray guddoomiyihii ahlusnna ugu magacawnaa Dhuusamareeb Axmed Walad Cabdalla iyo xubno kale oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanay magaalada Dhuusa-mareeb ee caasimadda maamulka Galmudug ayaa sheegay in halkaasi lagu xiray masuuliyiin ka tirsan Ahlu-sunna Wal-jamaaca oo uu ku jiro guddoomiyihii hore ee ahlusunna ugu magacawnaa Dhuusamareeb.

Ilo wareeyo lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijinaya in magaalada Dhuusamareeb lagu xiray guddoomiyihii ahlusnna ugu magacawnaa Dhuusamareeb Axmed Walad Cabdalla iyo xubno kale oo xiligaas ay wada joogeen.

- Advertisement -

Masuuliyiintaan lagu xiray magaalada Dhuusamareeb ayaa la sheegay in ay kasoo baxeen xarunta Inji oo ay deganyihiin hogaanka maamulka Ahlusunna Wal-jamaaca,waxaana xarigoodu uu yimid kadib markii horay loogu amray in ay yareeyaan dhaq-dhaqaaqyadooda magalada.

Amar horay uga soo baxay saraakiisha ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Galmudug ee ku sugan Dhuusamar ayaa lagu faray xubnahaas in ay joojiyaan dhaq-dhaqaaqa faraha bada ee magaalada dhexdeeda ah taas oo al sheegay in ay ka biya diiden sidaasna lagu xiray.

Masuuliyiinta sare ee Ahlusunna Wal-jamaaca ilaa iyo haatan wax war ah kama aysan soosaarin go’aanka ay ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Galmudug ay ugu xireen guddoomiyihii hore ee Ahlusunna ugu magacawnaa magaalada Dhuusa mareeb.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts