HomeWararBaarlamaanka Galmudug oo Maanta ansixiyay Miisaaniyadda 2020

Baarlamaanka Galmudug oo Maanta ansixiyay Miisaaniyadda 2020

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta maamulkaas. Kulanka ayaa waxaa shir Guddoomiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal iyo labadiisa ku-xigeen, isla markaana waxaa kasoo qeyb galay inta badan Xildhibaanada. Ajendaha kulanka  Baarlamaanka ayaa waxaa uu ahaa ansixinta Miisaaniyadda Wasaarada Maaliyada Galmudug […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta maamulkaas.

Kulanka ayaa waxaa shir Guddoomiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr. Maxamed Nuur Gacal iyo labadiisa ku-xigeen, isla markaana waxaa kasoo qeyb galay inta badan Xildhibaanada.

- Advertisement -

Ajendaha kulanka  Baarlamaanka ayaa waxaa uu ahaa ansixinta Miisaaniyadda Wasaarada Maaliyada Galmudug 2020, waxaana Xildhibaanada dood dheer kadib ay ansixiyeen Miisaaniyada Galmudug.

Miisaaniyada Maamulka Galmudug ee 2020 ayaa gaareysa 17,230,054.00 ( todobo iyo toban malyan, laba boqol iyo soddan kun, iyo konton iyo afar doolar), waxaana horey u soo ansixiyay Golaha Wasiirada maamulkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts