HomeWararAl-shabaab oo weerar ku qaaday Saldhig ay ku sugnaayeen Ciidamo

Al-shabaab oo weerar ku qaaday Saldhig ay ku sugnaayeen Ciidamo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal arroornimadii hore ee saakay duleedka Magaalada Marka ee Gobolka Shabeellaha ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan dowladda iyo dagaalamayaasha Al-shabaab. Dad ku sugan Marka ayaa soo sheegaya in xubo ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhiga Ciidanka dowladda ee Ceelsaliini, isla markaana waxaa uu dagaal kooban dhexmaray Ciidankii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal arroornimadii hore ee saakay duleedka Magaalada Marka ee Gobolka Shabeellaha ku dhexmaray Ciidamo ka tirsan dowladda iyo dagaalamayaasha Al-shabaab.

Dad ku sugan Marka ayaa soo sheegaya in xubo ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhiga Ciidanka dowladda ee Ceelsaliini, isla markaana waxaa uu dagaal kooban dhexmaray Ciidankii ku sugnaa Saldhiga iyo ragii weerarka soo qaaday.

- Advertisement -

Weli Lama oga Khasaaraha ka dhashay dagaalkii saakay ka dhacay duleedka Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana halkaas laga dareemayaa dhaq-dhaqaaqyo Ciidan oo ka socda.

Dhinaca kale Al-shabaab ayaa saakay weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday Saldhig Ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM ay ku leeyihiin Degmada Qoryooleey, iyadoo intaas kadib uu qarxay dagaal Culus oo weli socda.

Wararka ayaa intaas kusii daraya in Al-shabaab ay la wareegeen inta badan gacanta ku heynta Degmada Qoryooleey, waxaana dadka deegaanka ay soo sheegayaan inay la maqlayo dhawaqa rasaas xoog leh.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts