HomeWararMadaxweyne farmaajo oo raaligelin ka bixiyay Dhibaatadii Dowladdii Kacaanka ay u geysatay...

Madaxweyne farmaajo oo raaligelin ka bixiyay Dhibaatadii Dowladdii Kacaanka ay u geysatay gobolada Waqooyi ee Somaliland

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

  Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa Cudur-daar iyo Raali galin ka bixiyay Xassuuqii ay dawladdii Militerigu hoggaaminayeen ee Gen. Maxamed Siyaad Barre, u gaysatay Shacabkii gobolada Waqooyiga ee dhibaatadaasi saameysay kadibna ku dhawaaqay Madaxbanaanida Somaliland muddo laga joogo 30 sano. Madaxweyne farmaajo ayaa cafis ka dalbaday shacabka Somaliland isagoo maanta khudbad ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa Cudur-daar iyo Raali galin ka bixiyay Xassuuqii ay dawladdii Militerigu hoggaaminayeen ee Gen. Maxamed Siyaad Barre, u gaysatay Shacabkii gobolada Waqooyiga ee dhibaatadaasi saameysay kadibna ku dhawaaqay Madaxbanaanida Somaliland muddo laga joogo 30 sano.

- Advertisement -

Madaxweyne farmaajo ayaa cafis ka dalbaday shacabka Somaliland isagoo maanta khudbad ka jeediyay Shir ka socda Magaalada Muqdisho oo liiga hadlayay arrimaha garsoorka dalka.

Hadalka uu jeediyay Madaxweyne Farmaajo ayaa ku soo aadaya  iyada oo Maalin ka hor markii u horaysay tan iyo  intii la doortay ay ku kulmeen Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweyne Farmaajo kulankaas oo ka dhacay magaalada Adi’s Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts