HomeWararJubbaland oo digniin culus u dirtay C/naasir Seeraar iyo C/rashiid Xidig

Jubbaland oo digniin culus u dirtay C/naasir Seeraar iyo C/rashiid Xidig

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kadib dagaal ciidamada maamulka Jubbaland iyo ciidamo ka amar qaatay C/naasir Seeraar ku dhexmaray gudaha magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee Jubbaland ayaa waxaa masuuliyiintaas loo diray digniin culus. Maamulka Jubbaland oo war kasoo saaray shaqaaqadii shalay ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa sheegtay in aan loo dulqaadan doonin dhibato ay sheegeen in ragaan ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kadib dagaal ciidamada maamulka Jubbaland iyo ciidamo ka amar qaatay C/naasir Seeraar ku dhexmaray gudaha magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee Jubbaland ayaa waxaa masuuliyiintaas loo diray digniin culus.

Maamulka Jubbaland oo war kasoo saaray shaqaaqadii shalay ka dhacday magaalada Kismaayo ayaa sheegtay in aan loo dulqaadan doonin dhibato ay sheegeen in ragaan ay ku hayaan iyaga oo u danaynaya dowladda Soomaaliya.

- Advertisement -

Wasiirka Warfaafinta mamaulka Jubbaland ayaa sheegay in maamulku muddo 6-bil ah uu u adkeysanayay raggaan uu uu sheegay in ay u adeegaan dowladda islamarkaana ay fuliyaan rabitaankeeda.

Dhinaca kalana wasiirka Warfaafinta ee Jubbaland Cabdi Xuseen Maxamed ayaa tilmaamay in laga soo gudbay xiligii dulqaadka iyo isku turidda masuuliyadda wixii halkaa ka dhacana ay qaadi doonto dowladda Soomaaliya sida uu hadalka u dhigay.

C/rashiir Xidig iyo C/naasir Seeraar ayaa labaduba waxa ay ka mid ahaayeen mucaaradka madaxweynaha Jubbaland iyaga oo diiday doorashadii uu kusoo baxay Axmed Madoobe,iyaga oo sheegtay in iyaguna ay yihiin madaxweynayaasha mamaulka Jubbaland,iyada oo xusid mudanytahay in dowladdu ay ka hortimid doorashada Kismaayo ka dhacday.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts