HomeWararGuddiga Doorashada Galmudug oo sheegay inay bilaabayan xulista Xildhibaanada Cusub

Guddiga Doorashada Galmudug oo sheegay inay bilaabayan xulista Xildhibaanada Cusub

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddoomiyaha Guddiga maamul dhisada Galmudug Cabdinaasir Geele Cilmi  Oo shir jaraid ku qabtay Magaalada Dhuusamareb ayaa sheegay in bilaban doonto soo xulista xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka maamulka Galmudug. Guddigu waxa uu ka wabixiyay caqabadiihii soo wajahay, waxaana ay sheegeen in caqabadahaasi ay xaliyeen,iyagoo sheegay in  Dowladu dadaal iyo  waqti badan ku bixisay, waxayna Dowladda iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Guddiga maamul dhisada Galmudug Cabdinaasir Geele Cilmi  Oo shir jaraid ku qabtay Magaalada Dhuusamareb ayaa sheegay in bilaban doonto soo xulista xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka maamulka Galmudug.

Guddigu waxa uu ka wabixiyay caqabadiihii soo wajahay, waxaana ay sheegeen in caqabadahaasi ay xaliyeen,iyagoo sheegay in  Dowladu dadaal iyo  waqti badan ku bixisay, waxayna Dowladda iyo Madaxa Xukuumadda Galmudug uga mahdceliyay Dadalkooda iyo sida ay ula shaqeyeen guddiga.

- Advertisement -

Gudoomiyaha Gudiga maamul dhisida Galmudug ayaa waxa uu sheegay in ay soo gabagabeeyeen tabarkii odayaasha dhaqan, kaasi oo ku aadana soo xulista xildhibanada cusub, isla markaana hada wixi ka dambeeya ay bilaabi doonan tabashooyinka ka imaanaya xildhibaanada lasoo xulayo iyo hubin xildhibaanada cusub iyo in ay soo mareen sifo sharciya.

Xildhibaanada cusub ee maamulka Galmudug uu yeelanayo ayaa koobn 89 xubunood, waxaana marka lasoo dhameystiro laga sugaya inay doortan Guddoonka Cusub iyo Madaxweynaha Galmudug hogaamin doono.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts