HomeWararHowlgal laga sameeyay degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose

Howlgal laga sameeyay degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidamada dowladda fedraalka Soomaaliya ayaa xalay ilaa saakay howlgallo ka wada degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose kadib markii lagu dilay guddoomiye ku-xigeenkii arrimaha bulshada gobolka Shabeellaha hoose xili uu ku sugnaa hoyga uu ka deganyahay Afgooye kadib markii lagu weeraray Bam-gacmeed. Howlgalkaan ayaa la sheegay in lagu qabtay dad lala xiriirinayo falalka amni darro […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada dowladda fedraalka Soomaaliya ayaa xalay ilaa saakay howlgallo ka wada degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose kadib markii lagu dilay guddoomiye ku-xigeenkii arrimaha bulshada gobolka Shabeellaha hoose xili uu ku sugnaa hoyga uu ka deganyahay Afgooye kadib markii lagu weeraray Bam-gacmeed.

Howlgalkaan ayaa la sheegay in lagu qabtay dad lala xiriirinayo falalka amni darro eek a dhaca degmada Afgooye gaar ahaanna weerarkii Bam gacmeedka ahaa ee lagu dilay allaha u naxariistee guddoomiye ku-xigeenkii arrimaha bulshada maamulka Gobolka Shabeellaha hoose Cumar Maxamuud Cilmi Cumar Carrabey.

- Advertisement -

Dadka la qabtay oo u badan dhalinyaro waxaa la sheegay in qaarkood lasii daayay halka inta kalana ay ku socdaan baaritaano la xiriirawaxa ay ka ogyihiin falalka amni darro eek a dhaca degmada Afgooye.

Fiidnimadii hore ee xalay ayay aheyd markii Bam-baanooyin lagu weeraray gurigga guddoomiye ku xigeenkii arrimaha bulshada gobolka Shabeellaha hoose uu u geeriyooday markii uu dhaawac culus ka soo gaaray.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts