HomeWararWararkii ugu dambeeyay dagaalkii ka dhacay Magaalada Garoowe

Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii ka dhacay Magaalada Garoowe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xaaladda Magaalada Garoowe ee maamulka Puntland ayaa weli kacsan kadib markii xalay xarunta baarlamaanka ay isrisaasayni ku dhex martay ciidamo ka amar qaata guddoomiyaha baarlamaanka C/kariin Maxamed Axmed Dhoobo Daareed iyo ciidamada booliiska Puntland eek u sugan magaalada. Xiisadda ayaa ka bilaabatay kadib markii sida uu sheegay taliyaha booliiska Puntland uu cadeeyay in guddoomiyaha uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xaaladda Magaalada Garoowe ee maamulka Puntland ayaa weli kacsan kadib markii xalay xarunta baarlamaanka ay isrisaasayni ku dhex martay ciidamo ka amar qaata guddoomiyaha baarlamaanka C/kariin Maxamed Axmed Dhoobo Daareed iyo ciidamada booliiska Puntland eek u sugan magaalada.

Xiisadda ayaa ka bilaabatay kadib markii sida uu sheegay taliyaha booliiska Puntland uu cadeeyay in guddoomiyaha uu ku wargeliyay in ciidamadaan oo ah Maleeshiyaad isaga ka amar qaata in uu ka saaro xarunta golaha Wakiilada isla markaana uu ka biya diiday sidaasna ay iyaga oo ugu socda wadahadal ay ay rasaastu bilaabatay.

- Advertisement -

Dagaalkaas ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen ku dhawaad 3-ruux oo laba ka mid ah ay yihiin  dhinacyada dagaalamay halka qofka kalana uu yahay Shacab goobta ku sugnaa.

Magaalada Garoowe ayaa waxaa ka socdo kulamo looga arrinsanayo xiisaddii xalay ka dhacaday xarunta baarlamaanka waxaana ay sare usii qaadaysaa xiisad siyaasadeed oo ka dhax aloolsanayd sida la sheegay guddoomiyaha baarlamaanka Puntland iyo Madaxtooyada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts