HomeWararDowladda oo Gurmad gaarsiisay Degmo ka tirsan Gobolka Baay

Dowladda oo Gurmad gaarsiisay Degmo ka tirsan Gobolka Baay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Waxaa sii kordhaya dadaalada loogu gurmanayo dadka Soomaaliyeed oo ay saameeyeen fatahaadaha webiyada Jubba iyo Shabeelle iyo roobab ka da’ay gobolka bay,iyadoo gargaar ay gaarsiinayso dowladda Soomaaliya oo kaashanaysa qeybaha bulshada Soomaaliyeed. ilaa 10 Xildhibaan oo ka tirasan Galaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu ka mid yahay Xildhibaan Maxamed isaaq Cusmaan (Fanax) oo howlo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa sii kordhaya dadaalada loogu gurmanayo dadka Soomaaliyeed oo ay saameeyeen fatahaadaha webiyada Jubba iyo Shabeelle iyo roobab ka da’ay gobolka bay,iyadoo gargaar ay gaarsiinayso dowladda Soomaaliya oo kaashanaysa qeybaha bulshada Soomaaliyeed.

ilaa 10 Xildhibaan oo ka tirasan Galaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu ka mid yahay Xildhibaan Maxamed isaaq Cusmaan (Fanax) oo howlo gurmad ah ujooga  Degmada Bardaale ee gobalka Baay ayaa sheegey in Dowlada Federaalka Soomaaliya,Dowlada Gobaleedka Koonfur Galbeed, Hay’adaha Samafalka iyo Ciidanka AMISOM dhamaan toodi ayaa dadaalo ballaaran ka Sameeyeen gurmadka roobabka  Degmada Bardaale,balse Xil. Fanax ayaa sheegey in weli dhanka diyaaradaha dhib Culus uu ka jiro Maadaama waddooyin roobabka ay gooyeen.

- Advertisement -

Xildh Fanax ayaa ugu Baaqay Qeybaha Kala Duwan Bulshada Ganacsatada Soomaliyeed in ay ka Qeyb Qaatan Dadaalada Gurmadka ah ee loogu Gurmanaayo Dadka Khasaaraha Ka soo Gaartay roobabkii  Bardaale,Kaasi oo Waxyeelo u Geystay Dadka & Duunyadda Ku dhaqan Deegaanada Koonfur Galbeed Gaar ahaan Degmadaasi Bardaale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts