HomeWararRoobab xoog leh oo ka da’ay deegaano badan oo ka tirsan Puntland

Roobab xoog leh oo ka da’ay deegaano badan oo ka tirsan Puntland

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan naga soo gaaraya Gobolo badan oo ka tirsan Puntland ayaa sheegaya in halkaas Saacadihii la soo dhaafay ay ka da’een Roobab mahiigaan ah, kuwaasi oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada. Roobabka oo socday dhowr saacadood oo xiriir ah ayaa siweyn uga da’ay Gobalada Barri, Karkaar, Nugaal, Mudug, Gardafuu iyo Sanaag, waxaana Gugaca […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan naga soo gaaraya Gobolo badan oo ka tirsan Puntland ayaa sheegaya in halkaas Saacadihii la soo dhaafay ay ka da’een Roobab mahiigaan ah, kuwaasi oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada.

Roobabka oo socday dhowr saacadood oo xiriir ah ayaa siweyn uga da’ay Gobalada Barri, Karkaar, Nugaal, Mudug, Gardafuu iyo Sanaag, waxaana Gugaca rooba laga wada maqlayay deegaano kale oo ku teedsan goboladaas.

- Advertisement -

Sidoo kale Gobolada uu roobka ka da’ay ayaa waxaa maalmihii la soo dhaafay ka jiray abaaro iyo kuleel daran, hayeeshee Maanta waxaa lagu soo waramayaa in dhulka biyo badan uu dhigay roobka.

Dhinaca kale roobabka ayaa barriga Gobolka Mudug ka geystay saameyn, iyadoona biyaha roobka ay halkaas ku qaadeen xoolo badan oo ay lahaayeen dad reer miyi ah.

Sawirro laga soo qaaday ayaa muujinaya xoolo badan oo biyaha dhex yaala, ka dib markii ay qaadeen biyaha uu dhulka geliyay  roobkii xooganaa ee Gobolada Puntland ka da’day.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts