HomeWararWasaaradda Caafimaadka DFS oo War kasoo saartay fatahaadaha Wabiyada dalka

Wasaaradda Caafimaadka DFS oo War kasoo saartay fatahaadaha Wabiyada dalka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa War-mutiyeed kasoo saartay Fatahaadaha Roobabka iyo Wabiyada Jubada iyo Shabeelle. Wasaaradda Caafimaadka ayaa tacsi u dirtay dhammaan dadkii ku geeriyooday fatahaadihii ka dhacay Magaalada Baladweyne, kuwaasi oo uu saameyn ku yeeshay fatahaada Wabiga Shabeelle. Sidoo kale Wasaaradda ayaa sheegtay inay ka qeyb qaadaneyso gurmadka loo sameeynayo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa War-mutiyeed kasoo saartay
Fatahaadaha Roobabka iyo Wabiyada Jubada iyo Shabeelle.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa tacsi u dirtay dhammaan dadkii ku geeriyooday fatahaadihii ka dhacay Magaalada Baladweyne, kuwaasi oo uu saameyn ku yeeshay fatahaada Wabiga Shabeelle.

- Advertisement -

Sidoo kale Wasaaradda ayaa sheegtay inay ka qeyb qaadaneyso gurmadka loo sameeynayo dadkii Soomaaliyeed ee uu dhibka kasoo gaaray musiibadii ka dhacday deegaanada uu ku fatahay Wabiga Shabeelle iyo Jubba.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts