HomeWararAkhriso:-Qodobada looga hadlayo kulanka Maanta ee Golaha Shacabka

Akhriso:-Qodobada looga hadlayo kulanka Maanta ee Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 2-da Bisha November waxaa ay kulan ku yeelanayan Xaruntooda Villa Hargeysa  ee Magaalada Muqdisho. Xalay ayaa Xildhibaanada Golaha Shacabka waxaa loo diray fariimo ku aadan in Maanta uu jiro kulanka, isla markaana laga doonayo inay soo xaadiran si loo dardargeliyo howlaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 2-da Bisha November waxaa ay kulan ku yeelanayan Xaruntooda Villa Hargeysa  ee Magaalada Muqdisho.

Xalay ayaa Xildhibaanada Golaha Shacabka waxaa loo diray fariimo ku aadan in Maanta uu jiro kulanka, isla markaana laga doonayo inay soo xaadiran si loo dardargeliyo howlaha horyaalla.

- Advertisement -

Ajendaha kulanka ayaa waxaa uu yahay afar qodobo oo kala ah.

1.Akhrinta 1aad H/Sharc Qareenada Soomaaliyeed

  1. Akhrinta 1aad H/Sharc Nootaayadda Dadweynaha
  2. U Codeynta Xisaab Xirka 2017
  3. Sii wadida ka doodista Maxdarka Xildhibaanada

Todobaadkii la soo dhaafay Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa meelmariyay Sharciga iibka Qaranka, waxaana ogolaatay 133 xildhibaan, labo Xildhibaan ayaa diiday halka Afar mudane ay ka aamuseen meel marinta sharcigan, waxaana sidoo kale mudanayaasha ayaa ansaxiyay sharciga Furdooyinka.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts