HomeWararSawirro:-Shirweynaha xeer ilaalinta dalka oo ka furmay Magaalada Baydhabo

Sawirro:-Shirweynaha xeer ilaalinta dalka oo ka furmay Magaalada Baydhabo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Magaalada Baydhabo  ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa ka furmay Shirweynaha Xeer Ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed. Shirka ayaa waxaa ka qeyb galaya Xeer ilaaliyaasha dowlad Goboleedyada dalka  sida Jubbaland,Hirshabeelle,Puntland,Galmudug iyo Koonfur Galbeed,kaasi oo socon doona Muddo Seddax maalmood. Shirkaan ayaa inta uu socdo waxaa looga hadli doonaa hadli doonaa habka xeer ilaalinta guud ahaan Soomaaliya iyo sidii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Baydhabo  ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa ka furmay Shirweynaha Xeer Ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galaya Xeer ilaaliyaasha dowlad Goboleedyada dalka  sida Jubbaland,Hirshabeelle,Puntland,Galmudug iyo Koonfur Galbeed,kaasi oo socon doona Muddo Seddax maalmood.

- Advertisement -

Shirkaan ayaa inta uu socdo waxaa looga hadli doonaa hadli doonaa habka xeer ilaalinta guud ahaan Soomaaliya iyo sidii loo xoojin lahaa  wadshaqeynta iyo Iskaashiga xeer Ilaaliyeyaasha Soomaaliyeed.

Sidoo kale inta uu shirka socda ayaa waxaa ka qeyb galay Guddomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka Baashe Yuusuf Axmed iyo Xeer Ilaaliyah Guud ee qaranka Dr.Axmed Cali Daahir.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts