HomeMaqalDhageyso:-Dagaal sababay Dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Gobolka Sanaag

Dhageyso:-Dagaal sababay Dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Gobolka Sanaag

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka aan ka heleyno deegaano hoostaga deegaanka Ceel-Afwey ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saacadihii la soo dhaafay uu ka dhacay dagaal u dhexeeyay laba Maleeshiyo beeleed oo wada dega halkaas. Dagaalkan dhexmaray Maleeshiyaadka ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray labada dhinac,kuwaasi oo isku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno deegaano hoostaga deegaanka Ceel-Afwey ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas saacadihii la soo dhaafay uu ka dhacay dagaal u dhexeeyay laba Maleeshiyo beeleed oo wada dega halkaas.

Dagaalkan dhexmaray Maleeshiyaadka ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray labada dhinac,kuwaasi oo isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

- Advertisement -

Dadka deegaanka ayaa sheegay in dagaalkaas uu salka ku haayo muran ka dhashay dhul daaqsimeed ku yaalla deegaano hoostaga Ceel-Afweyn oo dhawaan uu ka da’ay Roob.

Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamed Axmed Caalin (Tiinbaro) oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in dagaalka u dhexeeyay Maleeshiyaadka ay ku dhinteen 5 ruux,halka 9 qof kalena ay ku dhaawacmeen,kuwaasi oo dhammaantood ahaa dadkii dagaalamay.

Sidoo kale Guddoomiye Tiinbaro ayaa sheegay in dadkaas ay kala dhex galeen Ciidamo ka tirsan Somaliland,isla markaana haatan xaalada deegaanada lagu dagaalamay ay tahay mid degan.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Sanaag ayaa digniin u diray dhammaan beelaha ku dagaalamaya deegaanada hoostaga Ceel-Afweyne,isagoo Ciidanka Somaliland ku amray in Cid kasto oo dhaq-dhaqaaq Ciidan wada inay ka qaadan taallo adegisla markaana beelaha ugu baaqay inay joojiyaan dagaalka.

Hoos ka Dhageyso Codka Maxamed Axmed Caalin (Tiinbaro).

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts