HomeWararAkhriso:-Magaca Safiirka Cusub ee Dowladda Somalia u Magacaawday Mareykanka

Akhriso:-Magaca Safiirka Cusub ee Dowladda Somalia u Magacaawday Mareykanka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay Safiir Cusub u magacaawday Dalka Mareykanka,iydaoona Muddooyinkii dambe xilkaas uu ahaa mid banaan. Cali Shariif Axmed ayaa loo magacaabay inuu noqdo Safiirka Cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doono Magaalada Washington ee dalka Mareykanka. Dowladda Soomaaliya ayaa Muddo Sanad ah wax Safiirka ah ku laheyn Mareykanka,waxaana Cali Shariif […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay Safiir Cusub u magacaawday Dalka Mareykanka,iydaoona Muddooyinkii dambe xilkaas uu ahaa mid banaan.

Cali Shariif Axmed ayaa loo magacaabay inuu noqdo Safiirka Cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doono Magaalada Washington ee dalka Mareykanka.

- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa Muddo Sanad ah wax Safiirka ah ku laheyn Mareykanka,waxaana Cali Shariif Axmed uu noqonayaa Safiirkii 3aad ee Afar Sanno gudahood ee dowladda ugu magacaawdo Mareykanka.

Sidoo kale Safiirka Cusub ee Mareykanka u fadhin doonta Dowladda ayaa waxaa lagu wadaa in maalmaha soo socda uu gaaro Washington  si uu la wareego xilka Danjirnimo.

Cali Shariif Axmed ayaa waxaa uu u soo horey u soo noqday Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalalka Itoobiya iyo Faransiiska.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts