HomeWararQarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Faah faahino ayaa ka soo baxaya qarax Gaari oo ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan qeybo kamid ah Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir. Qaraxaasi ayaa waxa la sheegay inuu ahaa mid lagu soo xiray gaari nooca Raaxada ah,isla markaana waxaa uu ku qarxay xili uu mararay Nawaaxiga Saldhiga Degmada Waaberi. Warar aan helayo ayaa sheegaya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Faah faahino ayaa ka soo baxaya qarax Gaari oo ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan qeybo kamid ah Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir.

Qaraxaasi ayaa waxa la sheegay inuu ahaa mid lagu soo xiray gaari nooca Raaxada ah,isla markaana waxaa uu ku qarxay xili uu mararay Nawaaxiga Saldhiga Degmada Waaberi.

- Advertisement -

Warar aan helayo ayaa sheegaya in qaraxa uu dhaawac ka soo gaaray Haweeney laamiga dhinaciis goob ganacsi ku laheyd,waxaana loo qaaday mid kamid ah Goobaha Caafimaad ee ku yaalla Magaalada Muqdisho.

Ciidamo Booliska ah oo xiliga uu qaraxa dhacayay ka Agdhawaa Saldhiga Degmada Waabari ayaa tegay,kuwaasi oo haatan goobta ka wada baaritaano,iyagoona xiray Aaga uu falkaas ka dhacay.

Magaalada Muqdisho gaar ahaan Isgoyska Black Sea  ayaa waxaa shalay ka dhacay qarax Khasaaro geystay,waxaana ku dhintay laba ruux oo shacab ahaa,halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts