HomeWararDEG DEG:-Dagaal Goor dhow ka Qarxay Gobolka Sanaag

DEG DEG:-Dagaal Goor dhow ka Qarxay Gobolka Sanaag

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno deegaan ka tirsan Gobolka Sanaag gaar ahaan dhinaca Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi Goordhow uu ka qarxay dagaal Xoogan oo u dhexeeya Ciidamada Jabhadda Kornel Saciid Cawil Jaamac Caare iyo kuwa ka tirsan maamulka Soomaaliland. Dagaalkan ayaa sigaar ah uga socda deegaanka Dhoob oo ka tirsan Gobolka Sanaag,kaasi Magaalada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno deegaan ka tirsan Gobolka Sanaag gaar ahaan dhinaca Bari ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi Goordhow uu ka qarxay dagaal Xoogan oo u dhexeeya Ciidamada Jabhadda Kornel Saciid Cawil Jaamac Caare iyo kuwa ka tirsan maamulka Soomaaliland.

Dagaalkan ayaa sigaar ah uga socda deegaanka Dhoob oo ka tirsan Gobolka Sanaag,kaasi Magaalada Ceergaabo ka xiga Bari una qiyaastii 45 KM,isla markaana waxaa uu dhexmarayaa Ciidanka Jabhadda Korneel Caare iyo Ciidamo ka tirsan Somaliland oo ka tegay degaanka Yubbe.

- Advertisement -

Dadka deegaanka ayaa waxaa ay kusoo waramayaan in dagaalkaas uu yahay mid xoogan,isla markaana la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan,welina lama oga Khasaaraha ka dhashay.

Dhinca kale waxaa weli xaalad kacsanaan ah ay ka jirtaa deegaano hootaga Degmada Ceel-Afweyne ee Gobolka Sanaag,taasi oo u dhexeeya labada Maleeshiyo Beeleed oo halkaasi wada dega,iyadoona saakay Ceel-Afweyn lagu soo rogay Bandow.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts