HomeWararSawirro:-Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Gaari ku Rogmaday duleedka Cadaado

Sawirro:-Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Gaari ku Rogmaday duleedka Cadaado

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya duleedka Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayan in halkaasi Maanta uu ku rogmaday gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Galmudug. Gaariga rogmaday oo ahaa nooca dagaalka ah,isla markaana ay la socdeen askar badan ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawacay oo soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya duleedka Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayan in halkaasi Maanta uu ku rogmaday gaari ay la socdeen Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Galmudug.

Gaariga rogmaday oo ahaa nooca dagaalka ah,isla markaana ay la socdeen askar badan ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawacay oo soo gaaray Askartaas.

- Advertisement -

Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in shilkaas uu hal Askari ku geeriyooday,halka 6 kalena ay ku dhaawacmeen,kuwaasi oo loo qaaday Isbitaalka guud ee Magaalada Cadaado.

Sidoo kale goobta uu falka ka dhacay ayaa waxaa tegay dadka deegaanka,iyagoona gurmad deg deg ah u sameeyay Askarii ku waxyeeloobay gaariga Rogmaday,iyadoona uu burburay gaarigaas.

Shilalka iyo Rogmashada gaadiidka ay saaran yihiin Askarta ayaa waxaa inta badan loo sababeyaa Darawalada wada gaadiidka,kuwaasi oo si xawaare ah u kaxeeya xiliyada ay marayaan Wadooyinka.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts