HomeWararDFS oo dhisaysa Guddi Qaran oo xakameeya Hubka fudud

DFS oo dhisaysa Guddi Qaran oo xakameeya Hubka fudud

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladda Federalka ayaa la filayaa inay muddo 6 bilood gudaheeda ku dhisto Guddigaasi,  si looga hortago inuu hubka u gacan kale Kooxaha kale. Urur-gobaleedka IGAD ayaa ku dhaqaaqay Qorshahaasi, kadib, markii ay xubno ka kala socday DFS, IGAD iyo Xarun Gobaleedka ka-hortaga hubka ee RESCA Kulamo La-tashiyo oo dhinaca Siyaasadda iyo Farsamadda ku yeesheen  magaalladda Muqdisho. DFS […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Federalka ayaa la filayaa inay muddo 6 bilood gudaheeda ku dhisto Guddigaasi,  si looga hortago inuu hubka u gacan kale Kooxaha kale.

Urur-gobaleedka IGAD ayaa ku dhaqaaqay Qorshahaasi, kadib, markii ay xubno ka kala socday DFS, IGAD iyo Xarun Gobaleedka ka-hortaga hubka ee RESCA Kulamo La-tashiyo oo dhinaca Siyaasadda iyo Farsamadda ku yeesheen  magaalladda Muqdisho.

- Advertisement -

DFS ayaa la filayaa inay muddo 6 bilood gudaheeda ku dhisaan Guddiga Qaran ee qoryaha iyo hubka Fudud, si loo xoojiyo Kontoroolka Milkiyadda Hubka iyo Rasaasta ee Xuduudaha Somalia.

Qoraal ka soo baxay Urur-gobaleedka IGAD ayaa lagu sheegay haddii la xoojiyo xakamaynta hubka inay taasi horseedi doonto in Mustaqbalak somalia laga qaado cunaqabataynat hubka ee saaran

IGAD waxay kaloo sheegtay inay iska cadahay muhiimaddaha ku aadan Qorshaha Xilliga Kala-guurka ee milkiyadda Ammaanka iyo qaba-dhismeedka Ammaanka Qaranka ee Somalia.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts