HomeWararXarunta Wasaaradda A/Dibadda oo Markale looga yeeray Wariyeyaasha

Xarunta Wasaaradda A/Dibadda oo Markale looga yeeray Wariyeyaasha

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa looga yeeray Wariyeyaasha ka howlgala gudaha Magaalada Muqdisho iyo kuwa Caalami ah ee dibadda ee ku sugan dalka. War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa si rasmi ah waxaa loogu shaaciyay in Maanta sabti ah taariikhduna ay ku beegan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa looga yeeray Wariyeyaasha ka howlgala gudaha Magaalada Muqdisho iyo kuwa Caalami ah ee dibadda ee ku sugan dalka.

War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa si rasmi ah waxaa loogu shaaciyay in Maanta sabti ah taariikhduna ay ku beegan tahay 6-ka Bisha Luulyo 2019, ay Wasaaradu qaban doonto Kulan gaar ah.

- Advertisement -

Hayeeshee lama faahfaahin waxa looga hadlayo kulankaas gaar ah  oo ay qaban dooto Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,isla markaana waxaa Wariyeyaasha ka howlgala gudaha iyo kuwa Caalami ah ee dibadda laga codsaday inay ka soo qeyb galaan kulanka.

Todobaadkii la soo dhaafay ayay aheyd markii sidaan oo kale Xarunta Wasaaradda looga yeeray Wariyeyaasha,iyadoo Shir Jaraa’id uu qabtay Wasiir Axmed Ciise Cawad,kaasi oo lagu shaaciyay in xiriirka dowladda Soomaaliya u jartay Jamhuuriyadda Guinea.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts