HomeWararAkhriso:-Ajendaha kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka

Akhriso:-Ajendaha kulanka Maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta kulan waxa ay ku yeelanayaan Xaruntooda Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka Xildhibaanada Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 6-Bisha July 2019,ayaa waxaa uu yahay Akhrinta koowaad ee wax ka badalka sharciga shaqaalaha rayidka iyo warbixinta Baarlamaanka Jaamacadda Carabta. Xalay ayaa waxaa loo diray Xildhibaanada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta kulan waxa ay ku yeelanayaan Xaruntooda Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Xildhibaanada Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 6-Bisha July 2019,ayaa waxaa uu yahay Akhrinta koowaad ee wax ka badalka sharciga shaqaalaha rayidka iyo warbixinta Baarlamaanka Jaamacadda Carabta.

- Advertisement -

Xalay ayaa waxaa loo diray Xildhibaanada Golaha Shacabka fariimo ku aadan in uu jiro kulan,isla markaana looga baahan yahay inay ka soo qeyb galayaan si uusan u baaqan kulankaas.

Qaban-qaabada kulanka Xildhibaanada ayaa ka socota Xaruntooda Magaalada Muqdisho,isla markaana waxaa la filayaa in saacadaha soo socda uu si rasmi  ah u bilowdo,kaasi oo Ajendihiisu yahay Akhrinta koowaad ee wax ka badalka sharciga shaqaalaha rayidka iyo warbixinta Baarlamaanka Jaamacadda Carabta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts