HomeWararMaxaa ka jira in xilka qaadis lagu sameeyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Batroolka?

Maxaa ka jira in xilka qaadis lagu sameeyay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Batroolka?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa soo baxayay warar sheegaya in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali uu xilka qaadi ku sameeyay wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Batroolka Xukuumadda oo shaqadii ka joojiyay Agaasimaha guud ee Wasaaradaas,hayeeshee   waa la beeniyay. Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Maxamed Xayir Maareeye ayaa beenisay warqad been abuur ah oo Baraha bulshada lagu faafiyey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa soo baxayay warar sheegaya in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali uu xilka qaadi ku sameeyay wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Batroolka Xukuumadda oo shaqadii ka joojiyay Agaasimaha guud ee Wasaaradaas,hayeeshee   waa la beeniyay.

Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Maxamed Xayir Maareeye ayaa beenisay warqad been abuur ah oo Baraha bulshada lagu faafiyey ee sheegeysa in xilka laga qaaday Wasiir ku-xigeenka Batroolka.

- Advertisement -

“Wasaaradda warfaafinta waxa ay beenineysaa warqadda Baraha bulshada lagu faafiyey ee sheegeysa in xilka  laga qaaday wasiir ku xigeenka  Wasaaradda Batroolka Mudane Hilaal”

Dowladda Soomaaliya ayaa dabagal ku heysa dadka wararka beenta ah ku faafiya baraha Bulshada ama warbaahinta kale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts