HomeCaalamka13 Maleeshiyo oo ay ku jireen Ajaanib oo lagu dilay Duqeyn ka...

13 Maleeshiyo oo ay ku jireen Ajaanib oo lagu dilay Duqeyn ka dhacday Afganistan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Milliteriga dalkaasi waxay sheegeen in duqeyn diyaaradeed lagu dilay 13 Maleeshiyo oo gacan-saar la leh Ururka Daalibaan, oo ay ka mid ahaayeen Ku-simaha Caaqil Degmo iyo 2 Dagaalyahano shisheeye ah. Duqeyntaas ayaa la sheegay inuu xalay ka dhacay Degmadda Pasthunkot  ee Gobalka Faryab ee Waqqoyiga dalkaasi. Afhayeenka Milliteriga Afganistan ee Gobalka Waqooyiga, Maxamed Xanif Resaay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Milliteriga dalkaasi waxay sheegeen in duqeyn diyaaradeed lagu dilay 13 Maleeshiyo oo gacan-saar la leh Ururka Daalibaan, oo ay ka mid ahaayeen Ku-simaha Caaqil Degmo iyo 2 Dagaalyahano shisheeye ah.

Duqeyntaas ayaa la sheegay inuu xalay ka dhacay Degmadda Pasthunkot  ee Gobalka Faryab ee Waqqoyiga dalkaasi.

- Advertisement -

Afhayeenka Milliteriga Afganistan ee Gobalka Waqooyiga, Maxamed Xanif Resaay oo la hadlay Wakaalladda Wararka Shiinaha ee XINHUA ayaa xaqiijiyey inuu dhacay weerarkaasi, inkastoo uusan shaacinin dalalka ay ka soo kala jeedaan Dagaalyahanadda shisheeyaha ee lagu dilay duqeyntaas.

Afhayeenka waxa uu  tilmaamay inay sii wadi doonaan inay beegsadaan goobaha ay Maleeshiyadda Daalibaan ku dhuumaalaystaan.

Dhinaca kale, Ururka Daalibaan weli kam aysan hadlin duqeynta lagu dilay xubno ka tirsan Kooxdooda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts