HomeCaalamkaDEGDEG: Maraykanka oo qirtay in Diyaarad Daroon ah looga soo riday Hawada...

DEGDEG: Maraykanka oo qirtay in Diyaarad Daroon ah looga soo riday Hawada Iiraan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Diyaarad Daroon oo ay Milliteriga Maraykanka lahaayeen ayaa lagu soo riday Hawada dalka Iiraan, sida ay Warbaahinat Iiraan shaaciyeen. Sarkaal Maraykan oo aan fasax u haysanin inuu la hadlo Warbaahinta ayaa u xaqiijiyey Wakaalladda Wararka REUTERS warka ku aadan in Milliteriga Maraykanka laga soo riday Diyaarad Daroon ah. Sarkaalkaasi waxa uu ku dooday in Diyaaradaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Diyaarad Daroon oo ay Milliteriga Maraykanka lahaayeen ayaa lagu soo riday Hawada dalka Iiraan, sida ay Warbaahinat Iiraan shaaciyeen.

Sarkaal Maraykan oo aan fasax u haysanin inuu la hadlo Warbaahinta ayaa u xaqiijiyey Wakaalladda Wararka REUTERS warka ku aadan in Milliteriga Maraykanka laga soo riday Diyaarad Daroon ah.

- Advertisement -

Sarkaalkaasi waxa uu ku dooday in Diyaaradaasi lagu toogtay Hawada Caalamiga ee duleedka Gacanka Hormuz ee u dhow Iiraan.

Waxa uu intaasi ku daray inay Milliteriga Iiraan u adeegsadeen Gantaalladda Lidka Diyaaradaha si ay u soo ridaan Diyaaradaasi.

Sarkaalka waxa kale oo uu tilmaamay in Diyaaradda Daroonka ee la soo riday ay lahaayeen Ciiddanka Badda ee Maraykanka, nooceeduna ahaa MQ-4C Triton.

- Advertisement -

Faahfaahin kale oo dheeraad ah lagama bixinin dhacdadaasi iyo waqtigii Diyaaradda la toogtay.

Diyaaradda Daroonka ee nooceedu yahay MQ-4C Triton waxaa la sheegay inay awood u leedahay inay inay hawada ku jirto muddo 24-sacadood, iyadoo ku duuli karta jog ka sareeya 10 mayl, waxayna Hawlgal ka fulin kartaa masaafo dhan 8.200 oo nautical maylis ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts