HomeCaalamkaDibadbaxayaal Falastiin ah oo la dhaawacay

Dibadbaxayaal Falastiin ah oo la dhaawacay

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Ugu yaraan 81 Falastiiniyiin ah ayaa la sheegay in shalay galab lagu dhaawacay iska horimaad ay la galeen Ciiddanka Israel ee ku sugan Bariag Marinka Qasa, kuna dhow xuduudka Israel. Afhayeenka Wasaaradda Caafimaadka ee Qasa, Ashraf Al;-qedra ayaa u sheegay Suxufiyiinta in 79 Dibadbaxayaal iyo 2 ka tirsan Shaqaalaha Caafimaadka dhaawacyo ka soo gaareen rabshadahaasi. […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 81 Falastiiniyiin ah ayaa la sheegay in shalay galab lagu dhaawacay iska horimaad ay la galeen Ciiddanka Israel ee ku sugan Bariag Marinka Qasa, kuna dhow xuduudka Israel.

Afhayeenka Wasaaradda Caafimaadka ee Qasa, Ashraf Al;-qedra ayaa u sheegay Suxufiyiinta in 79 Dibadbaxayaal iyo 2 ka tirsan Shaqaalaha Caafimaadka dhaawacyo ka soo gaareen rabshadahaasi.

- Advertisement -

Warbaahinta Maxaliga iyo Goobjoogayaal ayaa sheegay in ay Dibadbaaxayaashu isku dhaceen Askarta Israel ee ku sugan inta u dhexeysa Xuduudka Braiga Marinka Qasa iyo Israel.

Dibadbaxayaasha waxay ku wada urureen meel ku dhow Xududuka, iyagoo wata Calanka Falastiin, kuna dhawaaqayey Erayo ka dhan ah Israel, waxayna dhagxeeyeen Askarta Israel oo iyagana ku soo jawaabay sunta dadka ka ilmeysiisa, rasaasta cinjirka iyo xabadaha  rasmiga.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories