HomeCaalamkaDEGDEG: Maraykanka oo qirtay in Diyaarad Daroon ah looga soo riday Hawada...

DEGDEG: Maraykanka oo qirtay in Diyaarad Daroon ah looga soo riday Hawada Iiraan

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Diyaarad Daroon oo ay Milliteriga Maraykanka lahaayeen ayaa lagu soo riday Hawada dalka Iiraan, sida ay Warbaahinat Iiraan shaaciyeen.

Sarkaal Maraykan oo aan fasax u haysanin inuu la hadlo Warbaahinta ayaa u xaqiijiyey Wakaalladda Wararka REUTERS warka ku aadan in Milliteriga Maraykanka laga soo riday Diyaarad Daroon ah.

- Advertisement -

Sarkaalkaasi waxa uu ku dooday in Diyaaradaasi lagu toogtay Hawada Caalamiga ee duleedka Gacanka Hormuz ee u dhow Iiraan.

Waxa uu intaasi ku daray inay Milliteriga Iiraan u adeegsadeen Gantaalladda Lidka Diyaaradaha si ay u soo ridaan Diyaaradaasi.

Sarkaalka waxa kale oo uu tilmaamay in Diyaaradda Daroonka ee la soo riday ay lahaayeen Ciiddanka Badda ee Maraykanka, nooceeduna ahaa MQ-4C Triton.

- Advertisement -

Faahfaahin kale oo dheeraad ah lagama bixinin dhacdadaasi iyo waqtigii Diyaaradda la toogtay.

Diyaaradda Daroonka ee nooceedu yahay MQ-4C Triton waxaa la sheegay inay awood u leedahay inay inay hawada ku jirto muddo 24-sacadood, iyadoo ku duuli karta jog ka sareeya 10 mayl, waxayna Hawlgal ka fulin kartaa masaafo dhan 8.200 oo nautical maylis ah.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories