HomeWararSawirro:-Dab ka kacay goobo Ganacsi oo ku yaalla Gobolka Galgaduud

Sawirro:-Dab ka kacay goobo Ganacsi oo ku yaalla Gobolka Galgaduud

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno Gobolka Galgaduud gaar ahaan deegaan lagu magacaabo Xananbuure oo ka tirsan Gobolkaas ayaa waxaa ay sheegayaan in goobo Ganacsi oo ku yaalla halkaasi oo Goordhow uu ka kacay Dab xoogan. Dabka oo ahaa mid xoogan  ayaa waxaa uu sigaar ah uga kacay Bakhaaro Ganacsi oo ku yaalla deegaanka Xananbuure,isla markaana waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Gobolka Galgaduud gaar ahaan deegaan lagu magacaabo Xananbuure oo ka tirsan Gobolkaas ayaa waxaa ay sheegayaan in goobo Ganacsi oo ku yaalla halkaasi oo Goordhow uu ka kacay Dab xoogan.

Dabka oo ahaa mid xoogan  ayaa waxaa uu sigaar ah uga kacay Bakhaaro Ganacsi oo ku yaalla deegaanka Xananbuure,isla markaana waxaa dabkaas ka dhashay Khasaaro hantiyadeed oo badan.

- Advertisement -

Dadka deegaanka ayaa waxaa ay sheegeen in haatan uu socdo dadaalo lagu deminayo dabka,waxaana marka hore uu ka kacay dabka goob Shidaal lagu iibiyo,waxaana uu ku sii faafay Bakhaaro Ganacsi.

Goobta uu Dabka ka kacay ayaa waxaa gaaray hal gaadiid oo Dab demis ah sida lagu arkayay Sawirro laga soo qaaday halkaasi.

Wararka ayaa intaasi waxaa ay ku darayaan in Dabka uusan geysan wax khasaaro nafeed ah,hayeeshee uu ka dhashay oo kaliya Khasaaro hantiyadeed soo gaaray goobaha uu qabsaday dabkaas.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts