HomeWararSawirro:-Somalia iyo Shiinaha oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah

Sawirro:-Somalia iyo Shiinaha oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Saciid Xaaji Maxamuud Faarax ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga China ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Qin Jian. Kulanka ayaa la iskula eegay xiriirka laba geesoodka ee u dhexeeya labada dal ee saaxiibada ah iyo qaabkii lagu horumarin lahaa. Xoghayaha Joogtada, oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Saciid Xaaji Maxamuud Faarax ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga China ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Qin Jian.

Kulanka ayaa la iskula eegay xiriirka laba geesoodka ee u dhexeeya labada dal ee saaxiibada ah iyo qaabkii lagu horumarin lahaa.

- Advertisement -

Xoghayaha Joogtada, oo uu wehliyay Safiirka Shiinaha iyo Agaasimayaasha Waaxyaha Maamulka iyo Maaliyadda iyo Asia ayaa waxa ay kormeer ku sameeyeen dhismaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ku socda dayactir ballaaran iyo qalabayn tan iyo markii ay burburtay dowladdii dhexe 26-kii January, 1991.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts