HomeWararAkhriso:-Madaxweyne Waare oo kala diray Hay’addaha Garsoorka Gobolka Hiiraan

Akhriso:-Madaxweyne Waare oo kala diray Hay’addaha Garsoorka Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Hiiraan ayaa waxaa uu kala diray xubnaha Hay’addaha Garsoorka Gobolka Hiiraan. Wareegto ka soo baxady Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa waxaa lagu kala diray dhammaan xubnihii Hay’addaha garsoorka Gobolkaas. Sidoo kale Wareegtada ayaa waxaa lagu xusay sababta loo kala diray Garsoorka Hiiraan,isla […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Baladweyne ee Xarunta Hiiraan ayaa waxaa uu kala diray xubnaha Hay’addaha Garsoorka Gobolka Hiiraan.

Wareegto ka soo baxady Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa waxaa lagu kala diray dhammaan xubnihii Hay’addaha garsoorka Gobolkaas.

- Advertisement -

Sidoo kale Wareegtada ayaa waxaa lagu xusay sababta loo kala diray Garsoorka Hiiraan,isla markaana waxaa lagu sheegay inay tahay baahi loo qabo in dib u heyn la sameeyo.

Madaxweynaha Hirshabeeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Wasiirka Cadaalada iyo Arrimaha garsoorka Hirshabeelle faray inuu dib uu soo dhiso Garsoorka Gobolka Hiiraan,iyadoo loo maraayo habraacyada Sharciga waafaqsan.

 

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Wareegtada Madaxweyne Waare.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts