HomeWararDEG DEG:-Guddoomiye kuxigeenkii hore ee Degmada Boondheere oo la dilay

DEG DEG:-Guddoomiye kuxigeenkii hore ee Degmada Boondheere oo la dilay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

War Goordhow soo gaaray Radio Dalsan ayaa waxaa uu sheegayaa in Kooxo hubeysan gudaha Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir ay ku dileen Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Amniga iyo siyaasada degmadaas . Dilkan ayaa waxaa uu ka dhacay Isgoyaka Boondheere dhinaca wadada soo aada Taalada Daljirka Daahsoon,isla markaan waxaa geystay kooxo hubeysnaa Bastoolado sida dad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War Goordhow soo gaaray Radio Dalsan ayaa waxaa uu sheegayaa in Kooxo hubeysan gudaha Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir ay ku dileen Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Amniga iyo siyaasada degmadaas .

Dilkan ayaa waxaa uu ka dhacay Isgoyaka Boondheere dhinaca wadada soo aada Taalada Daljirka Daahsoon,isla markaan waxaa geystay kooxo hubeysnaa Bastoolado sida dad goobjoogayaal ah ay Dalsan u xaqiijiyeen.

- Advertisement -

Allaha u naxariistee Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cali Hiloowle,kaasi oo ku magac dheeraa Cali Dheere.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa tegay goobta uu dilka ka dhacay,iyagoo halkaas ka qaaday Meydka,sidoo kalena baaritaano ka wada halkaasi.

Cali dheere ayaa ku gudoomiye kuxigeen u ahaa Gudoomiyihii hore ee Boondheere Cabdullaahi Xirsi istakiin oo hada ah Xildhibaan ka tirsan Galmudug.

- Advertisement -

Waa dilkii labaad ee ka dhacay Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir tan iyo markii laguda galay Bisha Barakeysan ee Ramadaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts