HomeWararSawirro:-Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Boko Xaram oo la dilay iyo hub laga...

Sawirro:-Dagaalyahano ka tirsan Kooxda Boko Xaram oo la dilay iyo hub laga qabsaday

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Milliteriga Nigeria iyo kuwa dalka Kaamiruun ayaa la sheegay inay qadaeen hawlgal ay ku dileen 27 ka tirsan Maleeshiyadda Boko Xaram, oo ku sugnaa xuduudka ay wadaagaan labadaasi waddan. Afhayeenka Milliteriga Nigeria, Sagir Musa ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen  kaydad badan oo hub isugu jiray qoryo, Baasuukayaal, rasaas, Miinooyinka, Qoryaha Lidka Diyaaradaha, Mootooyin iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Milliteriga Nigeria iyo kuwa dalka Kaamiruun ayaa la sheegay inay qadaeen hawlgal ay ku dileen 27 ka tirsan Maleeshiyadda Boko Xaram, oo ku sugnaa xuduudka ay wadaagaan labadaasi waddan.

Afhayeenka Milliteriga Nigeria, Sagir Musa ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen  kaydad badan oo hub isugu jiray qoryo, Baasuukayaal, rasaas, Miinooyinka, Qoryaha Lidka Diyaaradaha, Mootooyin iyo Gaadiidka Teknikadda oo ay lahaayeen Maleeshiyadaasi.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay inay hawlgallada lagu dilay 27-ka ka tirsan Maleeshiyadaasi ay ka dhaceen qeybo ka mid Tuullooyinka Wulgo, Tumbuma, Jikun Gudu iyo Bukur Maryan oo dhamaantooda ku yaalla xuduudka dhinaca Nigeria.

Dhinaca kale, Afhayeenka waxa uu xusay in Ciiddamo Isku-dhaf ah oo ka kala socda dalalka Nigeria, Benin, Jaad, Kaamiruun iyo Nayjar ay hawlgal xiriir ah ka wadaan Deegaanadda isku xira Gombaru iyo Nigaala iyo deegaanadda ku hareeraysan oo ay u baxsadeen Maleeshiyo ka tirsan Kooxda Boko Xaraam.

Bishii la soo dhaafay ee Maarso, in ka badan 100 dagalyahanada Kooxdaasi ayaa lagu dilay hawlgalo wadajir ah oo laga fuliyey xuduudaha ku dhereran dalka Nigeria.

- Advertisement -

Maleeshiyadda Boko Xaram waxay tan iyo sannadkii 2009-kii dagaal ugu jireen inay Dowlad Islaami ah kaga dhawaaqaan Goballadda ku yaalla W/bari ee dalka Nigeria

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts