HomeWararAkhriso:-Maamulka Hirshabeelle oo qaadacay Qodobadii kasoo baxay Shir lagu qabtay Muqdisho

Akhriso:-Maamulka Hirshabeelle oo qaadacay Qodobadii kasoo baxay Shir lagu qabtay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay Shirka looga hadlaayay Arrimaha gargaarka deg dega ah,kaasi oo ka soo qeyb galeen Wasaaradaha gargaarka heer Federaal iyo heer dowlad Goboleed. Madaxwenaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa qaadacay Shirkaas iyo qodobadii ka soo baxay ee lagu qabtay Muqdisho,isagoona eedeymo u jeediyay Wasaaradda Gargaarka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Shirkii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay Shirka looga hadlaayay Arrimaha gargaarka deg dega ah,kaasi oo ka soo qeyb galeen Wasaaradaha gargaarka heer Federaal iyo heer dowlad Goboleed.

Madaxwenaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa qaadacay Shirkaas iyo qodobadii ka soo baxay ee lagu qabtay Muqdisho,isagoona eedeymo u jeediyay Wasaaradda Gargaarka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Shirkii arrimaha gargaarka deg dega ah loo hadlaayay ayaa Maanta la soo gabagabeeyay,waxaana si toos ah u qaadacay maamulka Hirshabeelle.

War-saxaafadeed kasoo baxay Madaxyooyadda Hirshabeelle ayaa u qornaa sidan:-

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts