HomeWararBritain oo soo saartay Baasaboor cusub oo uusan dusha kaga qornayn Midowga...

Britain oo soo saartay Baasaboor cusub oo uusan dusha kaga qornayn Midowga Europe

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladda Britain ayaa bilowday soo-saarista Baasabooro cusub oo ka duwan kuwii horey loo isticmaali jirtay markii ay Britain xubin buuxda ka ahayd Ururka Midowga Europe “European Union”. Tallaabadda Erayga Midowga Europe looga saaray muuqaalka kore ee Baasaboorka UK ayaa timid, kadib, khilaafka kala-guurka ee labada dhinac ee dhowrka jeer dib loo dhigay. Wasaaradda Arrimaha Gudaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Britain ayaa bilowday soo-saarista Baasabooro cusub oo ka duwan kuwii horey loo isticmaali jirtay markii ay Britain xubin buuxda ka ahayd Ururka Midowga Europe “European Union”.

Tallaabadda Erayga Midowga Europe looga saaray muuqaalka kore ee Baasaboorka UK ayaa timid, kadib, khilaafka kala-guurka ee labada dhinac ee dhowrka jeer dib loo dhigay.

- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Britain waxay shalay ku dhawaaqeen inay soo-saarista Baasabooradda cusub bilaabeen bishii hore ee March 30-dii oo ku beegnayd maalintii taariikhda rasmiga ee ay Britain kaga bixi lahayayeen Ururka EU-da.

Raa’isul-wasaarada Britain, Theresa May waxay dib u dhigtay Ka-bixitaanka Ururka EU-da oo ay Britain xubin ka haayd tan iyo sannadkii 1973-kii oo ku beegan muddo haatan laga joogo  46-sanno ah.

Theresa May ayaa la filayaa inay Shirka 27-ka dal ee xubnaha ka ah EU-da yeelan doonaan maalinta Arbacadda ee soo socota ka codsan doonto xilli-kordhin kale ilaa bisha June 30-da, si loo dhamaystiro Ka-bixidda Britain ee Ururkaasi.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts