HomeWararRa’iisul Wasaare Kheyre oo u ambabaxay Mareykanka iyo Ujeedka oo la shaaciyay

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo u ambabaxay Mareykanka iyo Ujeedka oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Goordhow ka amababaxay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqisho,iyagoo kusii jeeda Dalka Mareykanka. Safarka Ra’iisul Wasaare Kheyre ee Dalka Mareykanka ayaa waxaa ku wehlinaya xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdiga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Goordhow ka amababaxay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqisho,iyagoo kusii jeeda Dalka Mareykanka.

Safarka Ra’iisul Wasaare Kheyre ee Dalka Mareykanka ayaa waxaa ku wehlinaya xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo wafdiga la socdo ayaa Magaalada Washington ee dalka Mareykanka waxa ay kaga qeyb geli doonaan shirka sanad laha ah oo ay soo qaban qaabisay Hay’adda IMF iyo Bangiga Aduunka.

Shirkaas ayaa waxaa looga hadli doonaa arrimo ay kamid yihiin Deyn Cafiska Soomaaliya,waxaana kasoo qeyb galaya Madax caalami ah oo ka socota dalal Yurub ku yaalla iyo Marti sharaf kale oo lagu Casuumay.

Sidioo kale Ra’iisul Wasaare XasanCali Kheyre ayaa waxaa kulamo kala duwan la qaadan doonaa Madaxda ka qeyb galeysa Shirka sanad laha ah ee ka lagu wado in Bishaan gudaheeda uu dhaco Magaalada Washington ee dalka Mareykanka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts