HomeMaqalDhageyso:-Xildhibaan sheegay in uu Dacwad ka gudbinayo Wasiir Cabdullahi Goodax Barre

Dhageyso:-Xildhibaan sheegay in uu Dacwad ka gudbinayo Wasiir Cabdullahi Goodax Barre

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Siyaasiyiin iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaf ku tilmaamay hadal dhiilo watay  uu Golaha Shacabka uu sheegay Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya ahna ka tirsan Golaha Shacabka Cabdullahi Goodax Barre. Xildhibaan Goodax oo Warbaahinta kula hadlay Xarunta Golaha Shacabka markii kulankii Baarlamaanka loo xiray fowdo ay dhigeen qaar ka mid ah xildhibaanada ayaa ku tilmaamay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Siyaasiyiin iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaf ku tilmaamay hadal dhiilo watay  uu Golaha Shacabka uu sheegay Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya ahna ka tirsan Golaha Shacabka Cabdullahi Goodax Barre.

Xildhibaan Goodax oo Warbaahinta kula hadlay Xarunta Golaha Shacabka markii kulankii Baarlamaanka loo xiray fowdo ay dhigeen qaar ka mid ah xildhibaanada ayaa ku tilmaamay Xildhibaanadaas inay la shaqeeyaan Al-shabaab.

- Advertisement -

Xildhibaan Yuusuf Xuseen Axmad ayaa sheegay in hadalka Wasiir Goodax uu yahay eedeyn  culus oo u baahan in si deg deg ah ay guddiga anshaxa ugu sameeyaan baaritaano.

Xildhibaanka aya sheegay inuu isag si gaar ah farta ugu goday, isagoo Shabaab ku tilmaamayay sida uu hadalka Xildhiban Yuusf,isla markaana sheegay in uu Dacwad kusoo Oogi doono.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay Yuusuf Xuseen Axmad in Xildhibaan Cabdullahi Goodax Barre in uusan harsan doonin ilaa xasanada xubinimada Xildhibaanka laga qaado.

- Advertisement -

Hadaalkan Xildhibaan Yuusuf Xuseen Axmad ayaa yimid kadib markii Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya ahna ka tirsan Golaha Shacabka Cabdullahi Goodax Barre shalay tirro Xildhibaano ah ku tilmaamay inay la shaqeeyaan Al-shabaab.

Hoos ka Dhageyso Codka Xildhibaan Yuusuf Xuseen Axmad.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts