HomeWararDarawal Mooto Bajaaj oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Darawal Mooto Bajaaj oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

War Goordhow soo gaaray Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in degmada Waabari ee Gobolka Banaadir lagu dilay Darawal Mooto Bajaajle ahaa. Dilkaan ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay Xaafad ka tirsan degmadaas,isla markaana Askari ka tirsan Ciidanka dowlada uu u geystay Wiil dhalinyaro ah oo waday Mooto Bajaajta. Sidoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War Goordhow soo gaaray Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in degmada Waabari ee Gobolka Banaadir lagu dilay Darawal Mooto Bajaajle ahaa.

Dilkaan ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay Xaafad ka tirsan degmadaas,isla markaana Askari ka tirsan Ciidanka dowlada uu u geystay Wiil dhalinyaro ah oo waday Mooto Bajaajta.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa la sheegay askariga iyo Darawalka uu soo kala dhexgalay falkan inta uusan dhicin kahor muran,hayeeshee markii dambe uu rasaas uga dhuftay qeybaha sare ee jirkiisa uuna goobta ku geeriyooday.

Goobta uu dilka ka dhacay ayaa waxaa Meydka ka qaaday dad shacab ah  oo goobta xiligaas ka Agdhawaa,waxaana Ciidamada amniga gacanta ay dhigeen askarigii ka dambeeyay falkaas.

Askarta ka tirsan Ciidan dowladda ayaa inta badan Magaalada Muqdisho ku dila Dhalinyarada ku shaqeysata Mooto Bajaajta,mana jiro cid ka hadashay dilalkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts