HomeWararAgaasimihii Xafiiska Wasiirka A/Dibedda Somalia oo shaqada laga Eryay, kadib markii uu...

Agaasimihii Xafiiska Wasiirka A/Dibedda Somalia oo shaqada laga Eryay, kadib markii uu taageeray xiriir lala yeesho Israel

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee DFS, Axmed Ciise Cawad ayaa la sheegay inuu  shaqada kacayriyey  C/llaahi  Axmed Dool oo ahaa Agaasimihii Xafiika Wasiirka, kadib, markii uu Sarkaalkaasi bartiisa Twitterka ku soo qoray Qoraal uu ku taageerayo inay Somalia xiriir la yeelato Israel. C/llaahi Dool waxa uu Twitter-kiisa k uqoray inaysan diplomaasiyad ahaan wax […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee DFS, Axmed Ciise Cawad ayaa la sheegay inuu  shaqada kacayriyey  C/llaahi  Axmed Dool oo ahaa Agaasimihii Xafiika Wasiirka, kadib, markii uu Sarkaalkaasi bartiisa Twitterka ku soo qoray Qoraal uu ku taageerayo inay Somalia xiriir la yeelato Israel.

C/llaahi Dool waxa uu Twitter-kiisa k uqoray inaysan diplomaasiyad ahaan wax dhibaato ah la lahayn inay Somalia xiriir Diplomaasiyadeed la yeelato Israel, wuxuuna sheegay inay danteenu tahay inaan soo dhaweyno Israel.

- Advertisement -

Waxa kale oo uu Qoraalkiisa ku xusay inay  Shacabka Reer Falastiin yihiin dad khasaaray,  gaar ahaan Dhaqdhaqaaqa Islaamiga ee XAMAAS  oo uu ku tilmaamay inay afduubteen dadkooda ku nool Qasa.

Dhinaca kale, Boqolaal qof ayaa waxay baraha Twitter-ka si kulul ugu naqdiyeen qoraalkii C/llaahi Dool, iyagoo sheegay  inay arrintaasi tahay Fal Maangaabnimo, isla markaana aysan marnaba Ummadda Soomaaliyeed raalli ka noqon karin in  wax xiriir Diplomaasiyadeed lala yeesho Israel.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts