HomeWararMadaxweynaha Somaliland oo ku wajahan Magaalada Dubai

Madaxweynaha Somaliland oo ku wajahan Magaalada Dubai

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar ay Idaacadda Dalsan ee Muqdisho heleyso ayaa sheegaya in Madaxweynaha maamulka Somaliland Maanta uu ku wajahan yahay Magaalada Dubai ee dalka isu tagga Imaaraadka Carabta. Socdaalka Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ee Magaalada Dubai ayaa waxaa ku wehlinaya xubno ka tirsan maamulkiisa,isla markaana waxaa la filayaan in  Saacadaha soo socda uu ka duulo Garoonka diyaaradaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar ay Idaacadda Dalsan ee Muqdisho heleyso ayaa sheegaya in Madaxweynaha maamulka Somaliland Maanta uu ku wajahan yahay Magaalada Dubai ee dalka isu tagga Imaaraadka Carabta.

Socdaalka Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ee Magaalada Dubai ayaa waxaa ku wehlinaya xubno ka tirsan maamulkiisa,isla markaana waxaa la filayaan in  Saacadaha soo socda uu ka duulo Garoonka diyaaradaha Magaalada Hargeysa.

- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliland ayaa markii uu tego Dalka Imaaraadka waxaa uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa Madaxda sare ee dilkaasi iyo xubno ka tirsan Madaxda Shirkadda DP World ee ku sugan Dubai.

Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in Muuse Biixi inta uu ku sugan halkaasi Madaxda Shirkadda DP World uu kala hadli doono sidii loo dardar gelin lahaa howlasha shaqo ee DP World ka wado deegaanada Somaliland iyo balaarinta loogu sameynayo Dekadda wayn ee Magaaladda Berbera.

Waa Safarkii labaad ee Madaxweynaha Somaliland uu ku tegayo inta uu xilka haayo Magaalada Dubai ee dalka isu tagga Imaaraadka Carabta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts