HomeWararDarawal lagu dilay duleedka Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Darawal lagu dilay duleedka Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Askari ka tirsan Ciidanka dowlada Soomaaliya oo Darawal waday Gaari nooca ay Soomaalida u taqaano Hoomey Maanta ku dilay deegaanka Siinka-dheer ee duleedka Magaalada Muqdisho xili halkaasi uu ku sugnaa. Dad goobjoogayaal ah ayaa waxa ay sheegeen in dilka uu yimid kadib markii Askariga iyo Darawalka uu muran […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Askari ka tirsan Ciidanka dowlada Soomaaliya oo Darawal waday Gaari nooca ay Soomaalida u taqaano Hoomey Maanta ku dilay deegaanka Siinka-dheer ee duleedka Magaalada Muqdisho xili halkaasi uu ku sugnaa.

Dad goobjoogayaal ah ayaa waxa ay sheegeen in dilka uu yimid kadib markii Askariga iyo Darawalka uu muran soo kala dhexgalay,kaasi oo ku aadan in Askariga Marxuumka weeydiistay lacag dhan $1 oo u dhiganta (labaatan iyo Afar kun oo Shilin Soomaali ah) ,kadibna uu ugu jawaab maheysto,hayeeshee markii dambe rasaas uu madaxa kaga dhuftay,isagoon goobta uu ku geeriyooday.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa la sheegay in Meydka Marxuumka loo soo qaaday Isbitaal Madiina ee Magaalada Muqdisho.

Allaha u naxariistee Darawalka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cabdiqani Axmed Xaaji Xuseen,iyadoona la sheegay in Askariga falka geystay uu si caadi ah goobta uga tegay.

Falkaan ka dhacay deegaanka deegaanka Siinka-dheer ee duleedka Magaalada Muqdisho ayaa ku soo aadaya xili barqanimadii Maanta Askari ka tirsan Ciidanka Ilaalada Hotelka Shaamoow uu si bareer ah u dilay Haweeyney Naafo aheyd.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts