HomeWararSawirro:-Nin Afduubtay Diyaarad ku sii jeeday Dubai oo la dilay

Sawirro:-Nin Afduubtay Diyaarad ku sii jeeday Dubai oo la dilay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kumaandooska dalka Bangaladesh waxay toogteen mid ka mid ah Rakaab la socday Diyaarad ku sii jeeday magaalladda Dubai ee dalka Imaaraadka, kaasi oo hubeysnaa, kuna hanjabay inuu qarxinayo Diyaaradda. Saraakiisha ayaa sheegay inuu Ninkaasi oo ku hubeysnaa Bistoolad uu afduubtay Diyaarad ay lahayd Shirkadda Diyaaradaha Bangaladesh ee Biman Airlines, taasi oo xilligaasi ka kici lahayd […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kumaandooska dalka Bangaladesh waxay toogteen mid ka mid ah Rakaab la socday Diyaarad ku sii jeeday magaalladda Dubai ee dalka Imaaraadka, kaasi oo hubeysnaa, kuna hanjabay inuu qarxinayo Diyaaradda.

Saraakiisha ayaa sheegay inuu Ninkaasi oo ku hubeysnaa Bistoolad uu afduubtay Diyaarad ay lahayd Shirkadda Diyaaradaha Bangaladesh ee Biman Airlines, taasi oo xilligaasi ka kici lahayd Garoonka Caalamiga ee Shah Amanat International Airport oo ku yaalla Degmadda  Jitagong ee K/bari ee dalkaasi.

- Advertisement -

Dhamaan Shaqaalihii iyo 142-kii rakaab ee la socotay Diyaaradaasi waa la soo badbaadiyey, iyadoo Afduubaha la dilay u sheegay Duulliyihii inuu doonayo inuu la kulmo Haweeneyda Ra’isul-wasaraaha ka ah Bangaladesh, Sheekha Xasiina.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts