HomeWararXisbigu Wadajir “Waxaan garab taaganahay dawlada Soomaaliya ilaalinta wadajirka,...

Xisbigu Wadajir “Waxaan garab taaganahay dawlada Soomaaliya ilaalinta wadajirka, midnimadda xuduudaha dhulka iyo madaxbanaanida qaranka Soomaaliya “

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

War-saxaafadeed ka soo baxay Xisbiga uu hogaamiyo Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa waxaa looga hadlay Mowqifka dawlada Soomaaliya ay ka qaadatay khilaafka diblomaasiyadeed ee Dawlada Kenya iyo Soomaaliya ka dhex aloosmay. Sidoo kale Xisbiga ayaa sheegay in uu garab taagan dowlada Soomaaliya,isla markaana uu taageersan yahay xaqnimada dacwada ay dawlada Soomaaliya u gudbisay Maxkamada Cadaalada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War-saxaafadeed ka soo baxay Xisbiga uu hogaamiyo Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa waxaa looga hadlay Mowqifka dawlada Soomaaliya ay ka qaadatay khilaafka diblomaasiyadeed ee Dawlada Kenya iyo Soomaaliya ka dhex aloosmay.

Sidoo kale Xisbiga ayaa sheegay in uu garab taagan dowlada Soomaaliya,isla markaana uu taageersan yahay xaqnimada dacwada ay dawlada Soomaaliya u gudbisay Maxkamada Cadaalada Aduunka.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka ka soo baxay Xisbiga Wadjir.

 

WARSAXAAFADEED KHILAAFKA DIBLOMAASIYEED EE SOOMAALIYA IYO KENYA

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts