HomeWararDilal ka dhacay Degmada Afgooye & Howlgal ka socda

Dilal ka dhacay Degmada Afgooye & Howlgal ka socda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado oo saakay  gudaha Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ku dishay Sarkaal la sheegay in uu ka tirsanaa Ciidamada dowlada. Dilkaasi ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay Xaafad ka tirsan degmadaasi,isla markaana rag hubeysn ay toogteen sarkaalka oo ka tirsanaa Ciidamada Asluubta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Kooxo ku hubeysnaa Bastoolado oo saakay  gudaha Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ku dishay Sarkaal la sheegay in uu ka tirsanaa Ciidamada dowlada.

Dilkaasi ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay Xaafad ka tirsan degmadaasi,isla markaana rag hubeysn ay toogteen sarkaalka oo ka tirsanaa Ciidamada Asluubta xili oo ku sugnaa halkaasi.

- Advertisement -

Ragii ka dambeeyay dilka ka dhacay Degmada Afgooye ayaa durbo goobta si deg deg ah uga baxsaday,iyagoona halkaasi ay gaareen Ciidamo ka tirsan dowlada oo qaaday Meydka Sarkaalka la dilay.

Al-shabaab ayaa sheegay Mas’uuliyada Sarkaalka la sheegay in  uu ka tirsanaa Ciidamada dowlada ee saakay lagu dilay Degmada Afgooye.

Warar kale oo aan heleyno ayaa sheegaya in Afgooye lagu dilay Nin Da’ahaa,kaasi oo la wararka qaar ay sheegayaan in uu ahaa Guddoomiyaha Xuquuql Insaanka ee degmadaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa waxaa lagu soo waramayaa in halkaasi haatan ay ka wadaan howlgal xoogan,kaasi oo amniga lagu xaqiijinayo.

Inta badan degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa mararka qaarkood ka dhaca dilal qorsheyan,waxaana sheegta Al-shabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts