HomeWararMareykanka oo war ka soo saaray duqeyn ka dhacday Duleedka Magaalada Kismaayo

Mareykanka oo war ka soo saaray duqeyn ka dhacday Duleedka Magaalada Kismaayo

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Taliska Milliteriga Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika ee AFRICOM ayaa sheegtay inay duqeyn cusub ku dileen 8 ka tirsan Alshabaab, kadib, markii ay duqeyn dhanka cirka ka fuliyeen meel u dhow Deegaanka Kobon oo aan ka fogeyn magaalladda Kismaayo, waa sida ay hadalka u dhigeen. Hdaal-qoraal oo ay AFRICOM soo saartay ayey ku sheegeen inay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Milliteriga Maraykanka ka jooga Qaaradda Afrika ee AFRICOM ayaa sheegtay inay duqeyn cusub ku dileen 8 ka tirsan Alshabaab, kadib, markii ay duqeyn dhanka cirka ka fuliyeen meel u dhow Deegaanka Kobon oo aan ka fogeyn magaalladda Kismaayo, waa sida ay hadalka u dhigeen.

Hdaal-qoraal oo ay AFRICOM soo saartay ayey ku sheegeen inay Jimcihii duqeeyen Deegaankaasi oo ay sheegeen in ay Alshabaab u adeegsan jireen inay ka so oqaadaan weeraradda ka dhanka ah Ciiddanka Soomaalida, waa sida ay AFRICOM sheegatay.

- Advertisement -

Waxay kaloo sheegeen inaysan dad rayid ah waxyeello ka soo gaarin duqeyntaasi

Diyaaradaha Dagaalka ee Maraykanka ayaa la sheegay inay kordhiyeen duqeymaha ay ka geystaan gudaha somalia, tan iyo markii uu Madaxweyne Donald Trump xilka qabtay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts