HomeMaqalSawirro:-Golaha Aqalka Sare oo Maanta yeeshay kulan muhiim ah

Sawirro:-Golaha Aqalka Sare oo Maanta yeeshay kulan muhiim ah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federalka Soomaaliyeed ayaa maanta Mariyay Akhrinta 1 aad Hindise sharciyeedka dhismaha Guddiga Nafada Qaranka. Hindise sharciyeedka ayaa ka soo gudbay Golaha Shaacabka BFS ayadoo uu maaray maanta akhrinta 1 aad waxaana lagu wareejiyay guddiga u xil saaran si looga shaqeeyo qeeybaha xigo Guddiga Garsoorka, Arimaha Diinta & Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federalka Soomaaliyeed ayaa maanta Mariyay Akhrinta 1 aad Hindise sharciyeedka dhismaha Guddiga Nafada Qaranka.

Hindise sharciyeedka ayaa ka soo gudbay Golaha Shaacabka BFS ayadoo uu maaray maanta akhrinta 1 aad waxaana lagu wareejiyay guddiga u xil saaran si looga shaqeeyo qeeybaha xigo Guddiga Garsoorka, Arimaha Diinta & Awqaafta, Xuquuqul Insaanka, Haweenka Iyo Caruurta Golaha Aqalka Sare ayaa lagu wareejiyay.

- Advertisement -

Waxaa soo xaadiray 29 senator,Waxaa kaloo ka soo qeyb galay fadhiga, wasiirka Wasaarada Haweenka Marwo Deeqa Yaasiin Xaaji.

Kulanka Waxaa shir gudoominayay Gudoomiye ku-xigeenka 1aad ee Aqalka Sare Abshir Maxamad Axmad .

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts