HomeCaalamkaKooxda Daacish oo sheegatay dilka dhacay Magalada Muqdisho

Kooxda Daacish oo sheegatay dilka dhacay Magalada Muqdisho

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dilka ayaa shalay  waxa uu ka dhacay isgoyska Siinaay ee degmada Wardhiigleey halkaas oo dableey hubeysan ay ku dileen wiil Dhallinyaro ahaa, kuwaas oo dilka kadib goobta ka baxsaday. War kasoo baxay kooxda Daacish ayaa lagu sheegay in shaqsiga ay dileen uu ka tirsanaa sirdoonka Somalia. Daacish ayaanan sheegin shaqsiga ay dileen magiciisa marka laga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dilka ayaa shalay  waxa uu ka dhacay isgoyska Siinaay ee degmada Wardhiigleey halkaas oo dableey hubeysan ay ku dileen wiil Dhallinyaro ahaa, kuwaas oo dilka kadib goobta ka baxsaday.

War kasoo baxay kooxda Daacish ayaa lagu sheegay in shaqsiga ay dileen uu ka tirsanaa sirdoonka Somalia.

- Advertisement -

Daacish ayaanan sheegin shaqsiga ay dileen magiciisa marka laga soo tago inay sheegteen inuu ka tirsanaa Sirdoonka Somalia mana jiraan ilo ka madax banaan oo xaqiijin kara in wiilka dhallinyarada ah ee ay Daacish dishay uu ka tirsanaa Sirdoonka Dowladda.

Kooxaha Daacish iyo Al-Shabaab ayaa Muqdisho iyo agagaareheeda ku ku dila cid walbo oo ay uga shakiyaan inay gacan saar laleedahay Dowladda Somalia.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts